Ciidanka Badda
From Wikipedia, the free encyclopedia
Template:Culuunta Ciidamada
Ciidanka Badda ama Ciidamada Badda (Af Ingiriis : Somali Navy Force, Af Carabi : arā), waa ciidanka loo qorsheeyay difaaca badda iyo xeebaha dalka kana dagaallama Badda si ay u ilaaliyaan waddooyinka badda iyo in ay beegsadaan maraakiibta cadawga. Waxaa hoos imaanaya gaadiid ciidanka badda sida: burburiyaha, markab dagaal, dooman, gujisyo iyo markab xamuul kana samaysan si guud loo yaqaan Xoon Bad. Waxaa suurtowda in ay ka mid noqdaan xoon ka kooban quwadda niyuklerka ee adeegsiga sawaariiq.