Dhabar
dhinaca dambe ee jirka / From Wikipedia, the free encyclopedia
Dhabar, Dhabarka Dadka (Af Ingiriis : Human back; Af Carabi : arā) waa qaab-dhismeedka waaxda dambe ee jidhka dadka iyo xayawaanka. Dhabarku waa xubno balaadhan oo is-heysta isla markaana si buuxda u wada shaqeeynaya. Sidoo kale dhabarku wuxuu ka samaysan yahay jiidh, muruqyo iyo seedo kuwaasi oo ku daboolan lafaha feedhaha. Guud ahaan, jidhka bani-adamku wuxuu ka samaysan yahay madax, qoor, ubuc (waa lakabka dhexe ee jidhka oo ka kooban laab, calool iyo wixii ku dhex jira), labo gacmood iyo labo lugood.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.