Xoghaynta Qaramada Midoobay
From Wikipedia, the free encyclopedia
Golaha Xoghaynta Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Secretariat; Af Carabi : ar) waa xubin ka mid ah lixda waaxood ugu muhiimsan Qaramada Midoobay kuwaasi oo kala Golaha Sare; (t) Golaha Amnigal; (j) Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada; (x) Golaha Kalsoonida (waaxdani ma shaqeeyso hada); iyo (kh) Maxkamada Cadaalada Caalamiga.[1][2] Hadaba Golaha Xoghayntu waa waaxda talogoynta Ururka Qaramada Midoobay.
- Kani waa maqaal ku saabsan golaha xoghaynta QM. Qoraalo kale fiiri Waaxyaha Qaramada Midoobay
- Haku khaldin Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
Quick Facts Samaysmay, Nooca ...
Xoghaynta Qaramada Midoobay United Nations Secretariat Secrétariat des Nations unies (Af-Faransiis) | |
Samaysmay | 1945 |
---|---|
Nooca | Xubinta Ugu Horeeysa (maamulka) |
Sharciga | Shaqaynaysa hada |
Hogaanka | Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
|
Website | www.un.org/documents/st.htm |
Close
Golaha Xoghayntu waxaa horsocda Xoghayaha Guud kaasi oo qabta shaqo aad u muhiim ah, sida go'aan goynta, diyaarinta qorshooyinka ururka iyo isku xidhka dhamaan waaxyaha Qaramada Midoobay.