Ganac
From Wikipedia, the free encyclopedia
Ganac: Ganacu waa qanjir weyn oo bogga hoostiisa ku yaala. Ganacu wuxuu soo saaraa sadex dheecaan oo dhiiga lagu daayo(endocrine part) oo kala ah : insolin , glucagon iyo somatostatin. waxaa kaloo uu soo daayaa dhecaano kale oo lagu daayo xididmaha (exocrine part).