Xoor-dubbur
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xoorka (Af Ingiriis : Skunk; Af Carabi : arā) (sidoo kale loo yaqaano "Xoor Dubbur") waa xayawaan naasley ah kaasi oo lagu yaqaano dhuuso aad u qudhmuun. Waxaa jira noocyo badan oo xoor ah kuwaasi oo leh midabo kala gedisan, qaarkood midab madoow, halka kuwo kale leeyihiin midab coowlan ama mid isku dhex jir ah.
Quick Facts Skunks, Kala soocida cilmiga ah ...
Skunks | |
---|---|
Xoor | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Animalia |
Faylam: | Chordate |
Gacalka: | Naasley |
Dirka: | Hilibcun |
Subdirka: | Caniformia |
Bahka sare: | Musteloidea |
Bahka: | Mephitidae Bonaparte, 1845 |
G | |
Conepatus | |
Skunk genera ranges |
Close
Intaas waxaa dheer, xoorku waa xayawaan hilibka cuna, wuxuuna inta ugu badan ku dhaqan yahay duurka.