Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Aqalka sare / From Wikipedia, the free encyclopedia
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Af Ingiriis : The Upper House of the Federal Parliament) waa aqal ka mid ah labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya (kaasoo la shaqeeya golaha shacabka. waxaa la aasaasay 2012 waloow aan xubno la soo xulay aysan jirin hadda awiidiisa waxaa la siiyay Madaxweynaha iyo madasha wadatashiga qaran ee Soomaaliya.
Quick Facts Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, Qaabka ...
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka | |
---|---|
Qaabka | |
Qaabka | Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya |
Hogaanka | |
Gudoomiyaha Aqalka Sare | Weli lama dooran, ? tan iyo mm dd, yy |
Qaabka | |
Tirada Xubnaha | 54 xubnood + 18x3 gobolkiiba saddex |
Qaybaha Siyaasadda | 18 (Gobol) |
Doorashooyinka | |
Doorashadii ugu dambeeysay | Doorashadii 1984 |
Meesha ay ku kulmaan | |
Ufficio Governo, Muqdisho | |
Website | |
http://www.parliament.gov.so |
Close