Bursaspor
From Wikipedia, the free encyclopedia
Quick Facts Magaca oo dhameestiran, Naaneys ...
Magaca oo dhameestiran | Bursaspor Kulübü Derneği | |||
---|---|---|---|---|
Naaneys | Yeşil Timsahlar (Green Crocodiles) | |||
La aasaasay | 1 Juun 1963; 60 sanadood ka hor (1963-06-01) | |||
Garoon | Bursa Metropolitan Stadium | |||
Garoonka Awoodda | 43,361 | |||
Gudoomiyaha | Ömer Furkan Banaz | |||
Maamulaha | İsmail Ertekin | |||
Website | Club home page | |||
|
Close
Bursaspor Waa koox-banooni oo ka dhisan magaalada Bursa ee dalka Turkiga. Kooxdani waxaa la aasaasay sanadku markuu ahaa 1963dii, waxayna ka mid tahay kooxaha ugu waawyn uguna taageerayaasha badan guud ahaan dalkaasi.