Eelo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Eelo (Af Ingiriis : Deer; Af Carabi : arā) waa nooc ka mida duur joogta naasaleyda ah, gaar ahaan deerada, waaa noolaha kaliya ee geesaha ku leh gano ama ilko, geesaha ayaa ka samaysan laf adag, oo ka samaysan dabaqado iyo dhuux xooggan, eelada ayaa aad u noocyo badan, waxayna ku dheeraysaa la dagaalanka colkeeda, iyo dheeraynta markii loo baahdo,
- Haku khaldin "Deero"
Quick Facts Kala soocida cilmiga ah, Qaraabada ...
Eelo | |
---|---|
Dhowr nooc oo ka mid ah qoyska qoyska goodirka: eelo cas, sika eel, barasingha, reindeerta, iyo deero daba cad. | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Animalia |
Faylam: | Chordate |
Gacalka: | Naasley |
Inferagacalka: | Eutheria |
Dirka: | Artiodactyla |
Subdirka: | Ruminantia |
Inferadirka: | Qoys Biciid |
Bahka: | Cervidae Georg August Goldfuss, 1820 |
Qaraabada | |
Capreolinae | |
meelaha ku dhaqan tahay qoyska goodirka |
Close
waxaa jira 60 nooc ka mida eelada dunida,
Eelada ayaa ku kala duwan muga iyo jirka,