Emre Mor
From Wikipedia, the free encyclopedia
Emre Mor waa laacib u dhashay dalka Turkiga, wuxuu dhashay sanadu markay ahayd 24 Luuliyo 1997. Waxa uu hadda u ciyaaraa kooxda Borussia Dortmund ee ka dhisan dalka Jarmalka iyo xulka qaranka dalka Turkiga, Emre Mor waxa uu ku soo biiray cayaaraha isagoo aad u da'yar, wuxuuna horey ugu soo ciyaaray kooxda FC Nordsjælland ee Horyaalka Denmark.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Quick Facts Macluumaad Xirfadeed, Saddex Magac ...
Macluumaad Xirfadeed | |||
---|---|---|---|
Saddex Magac | Emre Mor | ||
Dhashay | (1997-07-24) 24 Luuliyo 1997 ( 26jir) | ||
Ku dhashay | Brønshøj, Denmark | ||
Joogga | 1.68 m (5 ft 6 in) | ||
Booska cayaarta | Khad Dhexe (Garab) | ||
Macluumaadka Naadiga | |||
Kooxda Hadda | Borussia Dortmund | ||
Nambarka | 9 | ||
Ciyaartooyda yar-yar | |||
2001–2006 | Brønshøj Boldklub | ||
2006–2015 | Lyngby BK | ||
2015 | FC Nordsjælland | ||
Cayaartooyda Waawynka* | |||
Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
2015–2016 | FC Nordsjælland | 13 | (2) |
2016– | Borussia Dortmund | 0 | (0) |
Xulka Qaranka‡ | |||
2013–2014 | Denmark 17-Jirka ah | 10 | (2) |
2014–2015 | Denmark 18-Jirka ah | 12 | (1) |
2015 | Denmark 19-Jirka ah | 9 | (2) |
2016– | Turkiga 21-Jirka ah | 1 | (0) |
2016– | Turkiga | 3 | (0) |
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 17 May 2016. † Appearances (Goals). |
Close