Filibs
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xarunta shirkada Philips ee magaalda caasimadah ee Amistardam
Filibs (Ingiriis: Philips) waxaa shirkad soosaarta waxyaabaha elektarooniga ku sheqeeya xarunteedu waxa ay kutaalaa wadanka holland gaar ahaan magaalda caasimadah ee Amistardam shirkada waxaa u shaqeeya shaqaale kabadan ilaa 122000 oo qof waa mid kamida shirkadaha ugu horeeya dhanka soosaarka qalabka korontada ku sheqeeya.waxa ay gaadhay lacagta sanadkii 2010 ka u soohoyatay ilaa 30 bilyan oo lacagta yurub ah