Joog
From Wikipedia, the free encyclopedia
Jooga (ingiriis: Height) waa cabirka dhererka jooga ee masaafada iyo fogaanta u dhexeysa labo barood.
Joogu wuu ka duwan yahay Dhererka oo ah halbeeg lagu cabiro dhererka masaafada labo bar isku jiraan.
Joog
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeeg masaafada. adeegsi kale, eeg Joog (faah faahin).