Wabiga Jubba
Webi ku yaala Bariga Afrika / From Wikipedia, the free encyclopedia
Wabiga jubba waa wabiga koowaad ee ugu wayn dalka somalia waana wabi aad ubalaaran .
Waxaa uu ka soo bilaawdaa wadanka Ethiopia sida wabiga kale ee Shabeele, wabigaan waxoo dalka ka soo galaa magaalada Doolow wuxuuna gaaraa ilaa iyo Deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubada Hoose, Wabiga jubba dhirikiisa waa 800 km. 533km waxu ka maraa gobolka Gedo 277km waxu ka maraa gobolka Jubada dhexe iyo jubdada Hoose. meelaha uu marana waa meelaha ogu taajirsan wadanka Somalia waana dhul beereedyo ah.