Maalgelinta Dadka Qaramada Midoobay
From Wikipedia, the free encyclopedia
Maalgelinta Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Population Fund, loo soo gaabiyo: UNPF) wakhtiyadi hore loo yaqaanay Maalgelinta Dhaqdhaqaaqa Bulshada Qaramada Midoobay (United Nations Fund for Population Activities) waa urur ka tirsan Ururka Qaramada Midoobay kaasi oo fadhigiisu yahay caasimada New York ee cariga Maraykanka. Shaqada ururka UNFPA waa ineey dhiirigeliso: "xuquuqda dumarka, raga iyo ciyaalka iyo in ilmo kasta helo nolol cadaalad iyo caafimaad ku dhisan."
- Boga "UNPF" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Quick Facts Loo soo gaabiyo, Samaysmay ...
Maalgelinta Dadka ee Qaramada Midoobay United Nations Population Fund | |
Loo soo gaabiyo | UNFPA |
---|---|
Samaysmay | 1969 |
Sharciga | Hada shaqeeysa |
Fadhiga | New York Maraykanka |
Hogaanka | Dr. Babatunde Osotimehin |
Website | www.unfpa.org |
Close