Mishigaan
From Wikipedia, the free encyclopedia
Mishigaan (Af Ingiriis : A machine gun, Af Carabi : arā) waa qori walba oo boobe ah weyn iyo yar, kaasoo xabad kaliyaalaha uga duwan baaska uu uga dhaco qasand cabaysan ama silis buuxa, waxaa ay u qaybsamaaan kuwo culus sida Dhishiikaha Baroonka, Shilkaha Siikaawaha, iyo kuwo fudud sida Aakaha M16ka Dabajeexa Aar bee Deega Aar Bee Keeyga iyo kuwo kaloo badan. waxaa sameeya wadmo badan oo Aduunka ah sida Ruushka Jarmalka Maraykana Shinaha iyo wadamo aad u badan.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.