Rosé
Heesaa Kuuriya-New Zealand / From Wikipedia, the free encyclopedia
Roseanne Park (waxay dhalatay 11-kii Febraayo 1997), oo ay si fiican u garaneyso hal-ku-dhigga Rosé (Kuuriya: 로제), waa heesaa Kuuriya-New Zealand ah oo fadhigeedu yahay Koonfur Kuuriya. Waxay ku dhalatay New Zealand waxayna ku soo barbaartay Australia, Rosé waxay la saxiixatay YG Entertainment sanadkii 2012. Waxay markii ugu horeysay ka soo muuqatay iyada xubin kooxda Blackpink ee 2016 waxayna sameysay album la yiraahdo R bishii Maarso 2021.
Quick Facts Ku dhashay, Naanees ...
Rosé | |
---|---|
Ku dhashay | Roseanne Park (1997-02-11) 11 Febraayo 1997 ( 27jir) Auckland, New Zealand |
Naanees | Park Chae-young |
Dhalasho | |
Sanadaha Shaqada | 2012 2016–hada |
Saxiixa | |
Xirfad muusik | |
Asal | Koonfur Kuuriya |
Nooca fanka | K-pop |
Qalabka | Cod |
Calaamadaha | YG Entertainment Interscope Records |
Falalka la xiriira | Blackpink YG Family |
Close