Sakaar (laf)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Sakaar (Af Ingiriis : Sternum , Af Carabi : ar) waa lafta dhacda Bartamaha xabadka halka feeraha sare isaga yimaadaan ee jirka aadanaha, Xoolahana waa meesha ka hoosaysa legga ee neefku dhulka dhigo.