Xidid
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xidid oo wadarteedu tahay Xidido (ingiriis: Vessels) marka Baayoolojiga laga hadlayo Xididadu waa xadhko unugyo yaryar ah oo dhiiga ku dhex wareejiya jidhka dadka iyo xayawaanka.
Xidid
Guud ahaan, waxaa jira sadex nooc oo xidido ah:
- Xididada Arteris (Arteries) oo ah kuwa wadnaha ka qaada dhiiga ilaa unugyada jidhka.
- Xididada Kaabilaris (capillaries) oo ah xididada u kala bedela biyaha iyo kimikooyinka dhiiga iyo xubnaha; iyo
- Xididada Faynska (veins) kuwaas oo ka soo qaada dhiiga xididada kaabilariska una soo celiya wadnaha.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.