Atlanta
From Wikipedia, the free encyclopedia
Atlanta, Caasimada Atlanta ( i/ læntə/ , sidoo kale i/ lænə/ ) waa caasimad iyo magaalo madaxda Gobolka Joorjiya ee wadanka Maraykanka. Magaalada Atlanta waxay leedahay shacabka ugu badan gobolka Joorjiya kuwaasi oo dhan 447,841 (tiro koobtii 2010ka). Marka lagu daro deegaanada ku hareersan ee hoosyimaada Atalanta waxaa ku dhaqan dad gaadhaya 5,522,942, taasi oo ka dhigeysa caasimad-weyne (metropolitan) sagaalaad ee dalka Maraykanka; waana xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha ee deegaankaasi.[12]
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Atlanta, Joorjiya ee dalka Maraykanka.
Quick Facts Wadanka, Maraykanka ...
Atlanta, Joorjiya | |
---|---|
Caasimada Atlanta | |
Ka soo biloow kor ilaa hoos bidix ilaa midig: Dabaqyada dhaadheer ee Atlanta, shaleemada Fox, Magaalo madaxda gobolka Joorjiya, Beerta Centennial Olympic, Albaabka Millenium, Deegaano taariikhi ah, biyoleyda Joorjiya, Sanabka Phoenix, iyo Farasmagaalaha Atlanta | |
Nickname(s): | |
Motto(s): Resurgens (micaneedu tahay dib u kac) | |
Wadanka | Maraykanka |
Maraykanka | Joorjiya |
Deegaanka | Fulton, DeKalb |
Terminus | 1837 |
Marthasville | 1843 |
Caasimada Atlanta | Diisamber 29, 1847 |
Dowlada | |
• Duqa-magaalada | Keisha Lance Bottoms |
• Dhismaha | Dowlada Hoose ee Atlanta |
Area | 132.4 sq mi (343.0 km2) |
• Land | 131.8 sq mi (341.2 km2) |
• Water | 0.6 sq mi (1.8 km2) |
• Urban | 1,963 sq mi (5,080 km2) |
• Metro | 8,376 sq mi (21,690 km2) |
Joogga | 738 to 1,050 ft (225 to 320 m) |
Tirada dadka (2013) | |
• Caasimad | 447,841[6] |
• Cufnaanta dadka | 3,380/sq mi (1,306/km2) |
• Urban | 4,975,300 |
• Urban density | 2,540/sq mi (979/km2) |
• Metro | 5,522,942[7] (9th) |
• Metro density | 660/sq mi (255/km2) |
• CSA | 6,162,195[8] (11th) |
• Bulshada | Atlantan[9] |
Aag saacadeed | UTC-5 (EST) |
• Xagaa (DST) | UTC-4 (EDT) |
ZIP kodeka | 30060, 30301-30322, 30324-30334, 30336-30350, 30353 |
Furaha | 404/678/470 |
FIPS code | 13-04000[10] |
Astaanta GNIS | 0351615[11] |
Website | AtlantaGA.gov |
Close