Faransiiska
From Wikipedia, the free encyclopedia
Fransiska | ||||
---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: "Liberté, égalité, fraternité" | ||||
Heesta qaranka: "La Marseillaise" |
||||
[[File: |center|250px|alt= Location of France (red or dark green) |– in Europe (green & dark grey) Location of France (red or dark green) ]]– in Europe (green & dark grey) Location of France (red or dark green) – in Europe (green & dark grey) |
||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Paris | |||
Official language and national language |
French[upper-roman 1] | |||
Nationality (2021) |
| |||
Dadka | French | |||
Xukunka | Unitary semi-presidential republic | |||
- | President | Emmanuel Macron | ||
- | Prime Minister | Élisabeth Borne | ||
Sharci dejinta | Parliament | |||
- | Aqalka sare | Senate | ||
- | Aqalka hoose | National Assembly | ||
Establishment | ||||
- | Kingdom of the West Franks - Treaty of Verdun | 10 August 843 | ||
- | Kingdom of France - Capetian rulers of France | 3 July 987 | ||
- | French Republic - French First Republic | 22 September 1792 | ||
- | Founded the EEC[upper-roman 2] | 1 January 1958 | ||
- | Current constitution - French Fifth Republic | 4 October 1958 | ||
Baaxad | ||||
- | Guud ahaan | 643,801 km2 [2](42nd) 248,600 sq mi |
||
- | Biyo (%) | 0.86 (2015)[3] | ||
- | Metropolitan France (IGN) | Template:Cvt[upper-roman 3] (50th) | ||
Tirada dadka | ||||
- | January 2023 qiyaasta | Template:IncreaseNeutral 68,042,591[4] (20th) | ||
Lacagta |
|
|||
Waqtiga | Central European Time (UTC+1) | |||
- | Xagaa (DST) | Central European Summer Time[upper-roman 6] (UTC+2) | ||
Note: Various other time zones are observed in overseas France.[upper-roman 7] Although France is in the UTC (Z) (Western European Time) zone, UTC+01:00 (Central European Time) was enforced as the standard time since 25 February 1940, upon German occupation in WW2, with a +0:50:39 offset (and +1:50:39 during DST) from Paris LMT (UTC+0:09:21).[5] |
||||
Taariikhda | dd/mm/yyyy (AD) | |||
Wadista Baabuurta | right | |||
Thiinada telka | +33[upper-roman 8] | |||
Furaha Internetka | .fr[upper-roman 9] | |||
Source gives area of metropolitan France as 551,500 km2 (212,900 sq mi) and lists overseas regions separately, whose areas sum to 89,179 km2 (34,432 sq mi). Adding these give the total shown here for the entire French Republic. The CIA reports the total as 643,801 km2 (248,573 sq mi). |
Faransiiska (Af Faransiis : La France; Af Carabi : ar) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda Faransiiska (Af Faransiis : République Française; Af Carabi : ar) waa dalka mid ah dalalka kuyaala galbeedka qaarada Yurub. farnsiisku waxa uu kakoobanyahy dhul kal fog fog iyo jasiirado kuyaala goobo aad uga fog dhulwaynaha faransiiska waxa kale oo farnsiiska kamida halka looyaqaano Faransiis Guyana iyo jasiirado aad ubadan oo cidhifyada caalamka kuyaala dadka wadanka farnsiiska udhashay waxa wadankooda ay uguyeedhaan (Hexagone) oo macneheedu tahay Lix geesood. wadanka farnsiisku waxa uu xuduud la wadaagaa Wadamada Midowga boqortooyada Britan Beljim Luksemburg Jarmalka Iswisarland Talyaaniga Monako Andorra Isbania sida oo kale farnsiisku waxa uu xuduud la wadaaga wadamo kabaxsan qaarada Yurub sida, Barasiil Surinam Nederlaan Antiilis. Farnsiisku waa mid kamida Aasaasayaasha Midawga Yurub.waana wadanka ugu wayn midawga yurub. sidoo kale waxa uu farnsiisku kamid ahaa xubnihii aasaasy Qaramada Midoobay.waxa kale oo kamidyahay xubnaha rigliga ah ee Golaha Amaanka inta badan dadka farnsiiska ahi waxa ay haystaan diinta Masiixiyad waxa kunool sidoo kale dad gaadhaya ilaa shan milyan oo haysta diinta Islaamka