Galaaciif (Af Ingiriis : Anglerfishes, Af Carabi : ar) waa noocyada ugu waaweyn kaluunka bada, leh madax ballacsan iyo af ballaaran oo leh miciyo dhaadheer, madaxa waxaa ka taagab ul dheer oo afka ku leh wax iftiima oo layr la moodo, taasoo uu ku siro kaluunka yaryarka ah si uu ugaarto,[1] [2][3]