Hennepin County, Minnesota
From Wikipedia, the free encyclopedia
Template:Infobox U.S. county
Hennepin County waa xarunta fadhiga dowlada countyga maamul goboleedka ismaamulka Minnesota. Sida ay waaxda tiro koobta dowlada Maraykanku sheegtay countyga waxaa ku dhaqan dad kor u dhaafaya 1,152,425.[1] Deegaankani waa midka ugu mashquulka badan ama dadka badan ee dhamaan gobolka Minnesota, iyo sidoo kale midka 34aad ee ugu dadka badan wadanka Maraykanaka, taasi oo lagu sheego in shan meelood hal meel dadka Minnesota ku nool yihiin Hennepin County.[2][3]
Magaalada Minneapolis waa saldhiga iyo deegaanka ugu weeyn ee Hennepin County.[4]