Kylian Mbappé
From Wikipedia, the free encyclopedia
Kylian Mbappé Lottin (wuxu dhashay 20 Diseembar 1998 ee Paris, Faransiiska, dhererka: 1.78 m) waa xirfadle kubbadda cagta Faransiis ah. Waxa uu u ciyaara weeraryahan ahaan kooxda PSG iyo xulka qaranka Faransiiska. Isaga oo 19 jir ah, waxa loo calaamadeeyay da’yarka ugu fiican adduunka. Waxaa la filayaa inuu mustaqbalka noqdo ciyaaryahanka ugu fiican adduunka.
Sidoo kale eeg: Koobka Dunida 2022