Af-Taliyaani
From Wikipedia, the free encyclopedia
Af-Taliyaani (it: lingua italiana ama italiano), waa luqada wadanka Taliyaaniga waxa luqadani ay kasoojeedaa farcanka looyaqaano Luqada Hindo Yurub waana mid kamida luqadaha.looyaqaano Laatiin ka
Quick Facts Talyaani, Dhawaaq ...
Talyaani | |
---|---|
Italiano, Af-Talyaani | |
Dhawaaq | [itaˈljaːno] |
Dhalad u ah | Talyaaniga, San Marino, Malta, Iswisarland, Faatikan, |
Gobolka | Soomaaliya, Itoobiya, |
U ah afka hooyo | 69 million Italian proper, native and native bilingual (2019)[1] 85 million all varieties[2] |
Qoyska luqada | Indo-European
|
Hab qoraalka | Farta laatiinka, Braille |
Xaalada Rasmiga | |
Ka ah Luqad rasmi | Unione europea, Talyaaniga, Iswisarland, San Marino, Faatikan, Isloveeniya, Kroatia |
Regulated by | not officially by Accademia della Crusca |
Koodka luqada | |
ISO 639-1 | it |
ISO 639-2 | ita |
ISO 639-3 | ita |
Luqadda la adeegsado | 51-AAA-q |
{{{1}}} |
Close
, waxaa kuhadla dad gaadhaya ilaa 60 milyan oo qof, Afka Taliyaanigu waxa uu kujiraa kaalinta 20aad ee luqadaha caalmka. Waana afka layskuraacay in uu yahay kan ugu dhawaaqa wanaagsan.