Bulshada Bariga Afrika
From Wikipedia, the free encyclopedia
Bulshada Bariga Afrika (Af Ingiriis : East African Community loo soo gaabiyo (EAC); Af Carabi : ar) waa urur maamul-dowlo ay ku midoobeen shan wadan oo dhaca deegaano ka mid ah Bariga Afrika, kuwaasi oo kala ah: Burundi, Kenya, Rwanda, Tanzania, iyo Uganda.[4]
Quick Facts Xarunta sare, Magaalada ugu wayn ...
Bulshada Bariga Afrika
East African Community
| |
---|---|
Halkudhig: "Hal dad hal nolol" | |
Heesta: EAC Anthem | |
Maabka Aduunka oo ka muuqato wadanada xubinta ka ah Ururka Bulshada Bariga Afrika (midabka cagaaran). | |
Xarunta sare | Caruusha |
Magaalada ugu wayn | Dar es Salaam |
Luqadaha rasmiga | Af Ingiriis[1] |
Luuqado kale | Kiswahili (Sawaxili) |
Demoniim | Bariga Afrikan |
Nooca | Dowlado isku xidhan |
Kuwo kale | 5 states
|
Leaders | |
• Madaxda sare | John Magufuli |
• Madaxa golaha | Augustine Mahiga |
• Madaxweynahaya Golaha Cadaalada | Harold Nsekela |
• Afhayeenka Golaha Sharci dejinta | Daniel Kidega |
• Xoghayaha Guud | Libérat Mfumukeko |
Sharci dejinta | Golaha Sharci dejinta |
Establishment | |
• La aasaasay | 1967 |
• Baaba'day | 1977 |
• Dib loo aasaasay | 7 July 2000 |
Baaxada | |
• Wadarta | 1,820,664 km2 (702,962 sq mi) (17th a) |
• Water (%) | 5.6 |
Shacabka | |
• 2014 estimate | 153,301,178[2] a (9th) |
• Density | 84.2/km2 (218.1/sq mi) |
GDP (PPP) | 2013 Qiyaas |
• Total | US$ 297.791 billion[3] (51sta) |
• Per capita | US$ 1,942 a |
GDP (magacaabid) | 2013 Qiyaas |
• Total | US$ 122.672 billion (61sta) |
• Qofkiiba | US$ 800 a |
Lacagta | 5 Currenciesb Template:Currency table |
Soonaha waqtiga | UTC+2 / +3 (CAT / EAT) |
Website www.eac.int | |
|
Close
Janaayo 2023, Bulshada Bariga Afrika (EAC) waxay qorsheyneysaa inay soo daabacdo hal lacag afarta sano ee soo socota. Golaha Wasiirada ee Ururku waa in ay go’aan ka gaaraan halka uu ku yaallo Machadka Lacagta ee Bariga Afrika iyo in la sameeyo khariidad lacageed oo lagu soo daabaco hal lacag..