Ciidanka Badda Soomaaliya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Sidoo kale fiiri: "Taariikhda Badmareenka Soomaalida"
Quick Facts Ciidamada Badda Soomaaliya Somali Navy Force, La aasaasay ...
Ciidamada Badda Soomaaliya Somali Navy Force | |
---|---|
Astaanta Ciidanka Badda Soomaaliya | |
La aasaasay | 1965 |
Wadanka | Somalia |
Qeybta | Ciidanka Badda |
u qaabilsan | Dagaalka badda |
Ka tirsan | Ciidanka Xooga Soomaaliya |
Xarumaha |
Kismaayo Berbera Marka |
Halkudhig |
Isku Tiirsada! Af-Ingiriis: Lean Together! |
midabka | cirdhow, Dahab |
Hogaanka | |
Hogaanka hadda | Hogaamiye Farah Omar Ahmed |
Hogaan hore |
|
Utaagan | |
Naval ensign |
Close
Ciidamada Badda Soomaaliyeed (SNF), (Af Ingiriis : Somali Navy Force, Af Carabi : arā), waa adeega ciidanka badda oo ah waax ka tirsan Ciidanka Qalabka Sida ee wadanka Soomaaliya. Ciidanka baddu wuxuu masuul ka yahay ilaalinta, difaacida iyo maamulka baddaha wadanka Soomaaliya.