Ciidanka Xooga Soomaaliya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Ciidanka Xooga Soomaaliya (Af Ingiriis : Somali Armed Force; loo soo gaabiyo SAF; Af Carabi : ar) sido dowliga ah loo yaqaano Ciidanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, waa Ciidanka Qalabka Sida ee wadanka Soomaaliya.[1] Ciidanka xooga dalka waxaa hogaamiya madaxweynaha wadanka, waxayna masuul ka yihiin amniga, amaanka, jiritaanka iyo xoriyada, sharafta iyo kaladembeynta wadanka.[2]
Ciidamada qalabka sida القوات المسلحة صومالية | |
---|---|
Astaanta ciidanka | |
Asaas | 1960 |
Qaabkooda hadda | Ciidamo beeleedyo isutagay |
Qaybha ciidanka | Ciidamada Birriga Ciimada Cirka Ciidamada Badda |
Xarunta | Muqdisho, Soomaaliya |
Hogaanka | |
Commander-in-Chief | S/GUUTO ADOWA YUSUF RAGE |
Wasiirka Gaashaan dhigga | HASSAN HUSSEIN HAJI |
Taliyaha ciidamada qalabka sida | General Abdirsaaq khaliif cilmi |
Awooda Ciidan | |
Da'da Ciidanka | 16 - 55 |
Tababarka | Dawladda dariska iyo kuwa kale |
Ciidan Noqon kara |
2,261,704 (2010 est.; lab) 2,217,584 (2010 est.; dhidig), age 18–49 |
Ciidanka hawl gali kara |
1,328,567 (2010 est.; lab) 1,386,971 (2010 est.; dhidig), age 18–49 |
Waxa Ciidan noqan kara Sanadkiiba |
999.000 (2010 est.; lab) 999,771 (2010 est.; dhidig) |
Shaqsiyaadka Firfircoon | Sareeye Gaas |
Ciidanka Kaydka | Wax kayd ah malahan |
Qarashka ku baxa | |
Wax soo saarka dalka inta uga baxda | 0.9% (2005) |
Qalabka | |
Gudaha waxa ay ka helaan | Warshado qalab ciidan malahan |
Dalalka taageera | Yurub, Maraykanka, Jaamacada Carabta (Khaliij) |
Waxa ay sanadii soo dhoofsadaan | Cunaqabatayn ayaa saaran |
Waxa ay dhoofiyaan sanadkiiba | Ma jiraan |
Taariikh ahaan, ciidanka wadanka Soomaaliya wuuu ahaan jirey kan ugu xoogan qaarada Afrika. Ciidanka Soomaaliya waxaa markaas weeninkiisa lagu qiyaasaasi jiray in oo u dhaxeeyay 350,000 ilaa 400,000 oo ciidan oo diyaar ah. Ciidanka soomaaliya waxaa la sameeyay 1960kii, waa markii ee soomalaiya xornimadeeda ka heshay gumeesti yaashii Ingriiska iyo Talyaaniga. Ciidamada soomaaliya waxee ka koobnaayeen Ciidanka Badda Soomaaliya, Ciidanka Cirka Soomaaliya iyo Ciidanka Booliska Soomaaliya. Shaqadooda ugu horeeysay ee qabtaan neh waxee eheed Xoreentii Soomaali Galbeed 1976ii, waa markii ee 4 dal ku goobteen. Ciidamada Soomaaliya qalab badan oo xoogan ee lahaayeen, waxaana si fiican u dhisay, wadamada Ruushka (Midowga Soviet), Talyaaniga iyo mareykanka oo hub ugu saaiidi jiray. Ciidamada soomalaiya ayaga ayaa ciidankooda sii tabo bari jiray dhinaca dhulka iyo cirka. 20sano kadib ciidamada soomaaliya awood ee ku difaacan dalka malahan,Kuwii hore ee xooga dalka soomalaiya wee duqoobeen, qaar neh dalka ee ka baxeen, qaar badan neh dagaalkii sokeeyay ee ku dhinteen. sidii loodhisay Dawladda KMG, somalia waxee yeelatay ciidan yar oo 20,000 gaareenin, sifiican neh u tabo barneen, qalab fiican iyo dhaqaalo ciidan neh ee heesanin. Ciidanka maanta ka jira dalka soomaaliya, waa kuwo dalkooda difaacaya ayaga oo waxba heesanin, qalab ama gawaarida militariga. Maadaama oo dalka ka jiro dagaalo, mala dhihi karo ciidankeena woo dhisanyahay, ayaga oo waxba heesanin qofna caawinin.