DarFrom Wikipedia, the free encyclopedia Dar (Af Ingiriis : Watering trough, Af Carabi : ar) waa weel ka sameysan bir, qori (alwaax), harag ama shamiito (sibidh) oo xoolaha biyo loogu shubo. waxaa kaloo laga sameeyaa dhulka cidlada ah si ay duur joogtu biyo uga cabto,[1] Ha ku khaldin "Ceel" Dar biyo ku jiraan, Australiya. Dar fardo
Dar (Af Ingiriis : Watering trough, Af Carabi : ar) waa weel ka sameysan bir, qori (alwaax), harag ama shamiito (sibidh) oo xoolaha biyo loogu shubo. waxaa kaloo laga sameeyaa dhulka cidlada ah si ay duur joogtu biyo uga cabto,[1] Ha ku khaldin "Ceel" Dar biyo ku jiraan, Australiya. Dar fardo