Dhisme Soomaali
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dhismaha Soomaaliya (Af Ingiriis : Somali architecture) waa nashqada, qurxinta, farshaxanka iyo guud ahaan habka dhismaha wax loo dhiso aqalada, tiirarka, minaarada, iyo dhismayaasha magaalooyinka, caasimadaha, tuulooyinka iyo dhamaan meelo badan oo wadanka Soomaaliya ka mid ah.[1]