Falastiin
From Wikipedia, the free encyclopedia
Falastiin, (Carabi: فلسطين, Af-Cibriga: ארץ ישראל ) waa wadan ku yaalo bariga dhexe ee Qaarada Aasiya. Falastiin, waxa ay Xuduud la leedahay wadamada Masar, Urdun, suuriya, Lubnaan iyo Israaiil. Markii hore dhulka waxaa degenaan jiray carab falastiin ah iyo yahuud aad u yareed, waxaana lagu qiyaasaa in ee falastiinta ee gaarayaan in ka badan 8 miliyan oo qof, (dad tiriskii 1997), qaxootiga falastiinta waxee kala degenyihiin wadamada Urdun 3miliyan , Lubnaan 400,000 iyo wadamada kale ee carabta in kabadan 800,000 oo falastiin ah, Qaar neh waxee kala degenyihiin wadamada aduunka, Yurub, Ameerika, iyo Aasiya, Falastiinta badankooda ama 3diiba 1 waxuu ku jiraa Kaamamka qaxootiga.dadka reer falastiin hadii ay hal meel wada degaan yuhuuda waxay ku keeni kartaa war war aad u badan.
Dawladda Falastiin | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Heesta qaranka: "فدائي" "Fida'i"[1][2] "Jabhad" |
||||||
Dhul ay sheegato Dawladda Falastiin (cagaaran)[3]
Dhul sidoo kale ay sheegatay Israaiil (cagaar khafiif ah) |
||||||
| ||||||
Magaalada uguwayn | •Marinka Gaza:-) | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Carabi | |||||
Dadka | Palestinian | |||||
Xukunka | Unitary semi-presidential republic[6] | |||||
- | President | Mahmoud Abbasb | ||||
- | Prime Minister | Rami Hamdallah | ||||
- | Speaker of Parliament | Salim Zanoun | ||||
Sharci dejinta | National Council | |||||
Formation | ||||||
- | Declaration of Independence | 15 November 1988 | ||||
- | UNGA observer state resolution | 29 November 2012 | ||||
- | Sovereignty dispute with Israel | Ongoingc[iii][7][8] | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 6,020 [9] km2 (163rd) 2,320 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 3.5[10] | ||||
- | West Bank | 5,860 km2 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2014 qiyaasta | 4,550,368[11] (123rd) | ||||
- | Mugga Dadka | 731/km2 1,895/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2008a qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $11.95 billiona (–) | ||||
- | Qof qof | $2,900a (–) | ||||
Qaybsiga (2009) | 35.5[12] (medium) | |||||
Kobaca (2014) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.677[13] (medium / 113th) | |||||
Lacagta | ||||||
Waqtiga | Palestine Standard Time (UTC+2) | |||||
- | Xagaa (DST) | Palestine Summer Time (UTC+3) | ||||
Taariikhda | dd/mm/yyyy | |||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | +970 | |||||
ISO 3166 code | PS | |||||
Furaha Internetka | .ps | |||||
a. | Population and economy statistics and rankings are based on data from the PCBS. | |||||
b. | Also the leader of the state's government.[iv] | |||||
c. | The territories claimed are under Israeli occupation. |