Hayti
From Wikipedia, the free encyclopedia
Haiti Dalka jamhuuryada Haiti (Republic of Haiti). Dalka Haiti waxa uu kamid yahahay wadamada Caribbean-ka. Dalka Haiti waxa uu dhinaca bari xuduud kala wadaagaa dalka jamhuuriyada Dominican, sadexda jiho ee kalena waxa kaga teedsan bado. Dalka Haiti waxa uu ka kooban yahay dhulwayn oo ku dhagan jamhuuriyada Dominican iyo jasiirado baaxadoodo yartahay oo ku teedsan. Caasimada Dalka jamhuuryada Haiti waxa layidhaa Port-au-Prince waxana ay ku talaa bartamaha dalka. Dadka ku dhaqan magaalad caasimada ah ee Dalka jamhuuryada Haiti waxa lagu qiyaasaa (785,228) ruux, waana tirakoobkii laqaaday sanadkii 2010-kii.
Quick Facts Republic of Haiti, Luqadaha rasmiga ah ...
Republic of Haiti
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: "Liberté, égalité, fraternité" (Faransiis)[1] Motto on traditional coat of arms:"Libète, Egalite, Fratènite" (Heeytiyaan Karawle) "Liberty, Equality, Fraternity" "L'union fait la force" (Faransiis) "Inite se fòs" (Heeytiyaan Karawle)[2] "Union makes strength" |
||||||
Heesta qaranka: La Dessalinienne (Faransiis) Desalinyèn (Heeytiyaan Karawle) "The Dessalines Song" |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Port-au-Prince | |||||
Luqadaha rasmiga ah |
|
|||||
Qaybaha qoomiyedaha | 95% Afro-Haitian 5% Mulatto and white |
|||||
Dadka | Haitian | |||||
Xukunka | Unitary semi-presidential republic | |||||
- | President | Claude Joseph | ||||
- | Prime Minister | Ariel Henry | ||||
Sharci dejinta | Parliament | |||||
- | Aqalka sare | Senate | ||||
- | Aqalka hoose | Chamber of Deputies | ||||
Independence from France | ||||||
- | Declared | January 1, 1804 | ||||
- | Recognized | April 17, 1825 | ||||
- | First Empire | September 22, 1804 | ||||
- | Southern Republic | March 9, 1806 | ||||
- | Northern State | October 17, 1806 | ||||
- | Kingdom | March 28, 1811 | ||||
- | Unification of Hispaniola | February 9, 1822 | ||||
- | Dissolution | February 27, 1844 | ||||
- | Second Empire | August 26, 1849 | ||||
- | Republic | January 15, 1859 | ||||
- | Current constitution | March 29, 1987 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 27,750 km2 (143rd) 10,714 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 0.7 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2021 qiyaasta | 11,447,569[3][4] (85th) | ||||
- | Mugga Dadka | 382/km2 (32nd) 989.7/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2017 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $19.979 billion[5] (144th) | ||||
- | Qof qof | $1,819[5] (174th) | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2017 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $7.897 billion[5] (139th) | ||||
- | Calaa qof | $719[5] (172nd) | ||||
Qaybsiga (2012) | 60.8[6] (medium) | |||||
Kobaca (2015) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.493[7] (low / 163rd) | |||||
Lacagta | Haitian gourde (G) (HTG ) |
|||||
Waqtiga | EST (UTC−5) | |||||
- | Xagaa (DST) | EDT (UTC-4) | ||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | +509 | |||||
Furaha Internetka | .ht |
Close