Lee Eun-ju
Waa Maxay Graphic Design? Graphic design waa xirfad, loona baahan yahay in labarto, waxaad na ku isticmaali kartaa mobile kaaga ama laptop kaaga, Laakiin Soomaalidu Aad Bay Ugu Yaryihiin Dadka barta xirfadaan / From Wikipedia, the free encyclopedia
Lee Eun-ju (Diseembar 22, 1980 - Febraayo 22, 2005) waxay ahayd atariisho Koonfur Kuuriya. Waxay ka soo muuqatay filimo guuleystay sida Taegukgi iyo The Scarlet Letter.[1] Waxay ku dhimatay ismiidaamin iyada oo 24 jir ah.[2]