Sareen
From Wikipedia, the free encyclopedia
Sareen (Af Ingiriis : Oat; Af Carabi : arā) waa xubin ka mid ah dhirta cowsleyda ah ee dhasha midhaha firileyda ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah. Sareenka waxaa loo isticmaalaa cunto ahaan, in kastoo wadano badan oo caalamka ahi u isticmaalaan ineey ku quudiyaan xoolaha la dhaqdo.
Quick Facts Kala soocida cilmiga ah, Magaca laba-geesoodka ah ...
Sareen | |
---|---|
Geedka Sareenka | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Plantae |
(darajo la'aan): | Angiosperms |
(darajo la'aan): | Monocots |
(darajo la'aan): | Commelinids |
Dirka: | Poales |
Bahka: | Poaceae |
Duulka: | Cowsley |
Noocyada: | Firi A. sativa |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Avena sativa Karolus Linnaeus (1753) |
Close