Vancouver
From Wikipedia, the free encyclopedia
Vancouver waa magaalo ku taal Kanada.Waxay ku taal gobolka gobolka British Columbia. Magaaladu waxay leedahay dad tiradoodu tahay 631,486. Marka lagu daro xaafadaha magaalada, aagga waxaa ku yaal dad 2,463,431 ah. Waa magaalo ahaan qowmiyado kala duwan, iyada oo aan jirin koox qowmiyadeed oo sameeya aqlabiyad.[1][2]