Xadhig xabsi
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xadhig (Af Carabi : arā; Af Ingiriis : arrest) sidoo kale loo yaqaano Xirid, waa marka qof ama dad laga qaado xoriyada kuwaasi oo inta badan lagu xareeyo xabsi ama meel kale oo loogu talogalay in lagu hayo mudo wakhti ah. Inta badan waxaa xadhiga sameeya xubno ka mid ah dowlada, sida Ciidanka Nabad Sugida kuwaasi oo tixraacaya dambi lagu soo eedeeyay qofka ama dadka xadhiga loo taxaabayo.[1]
- Boga "Xirid" halkan ayaa loo soo wareejiyay.