Koka-Kola
From Wikipedia, the free encyclopedia
Koka-Kola (Af Ingiriis : Coca-Cola; Af Carabi : ar) sida badan loo yaqaano Kook (Coke), waa cabitaan fudud oo lagu daray Kaarboon[1] kaasi ooy soo saarto Shirkada Koka-Kola ee fadhigeedu yahay Atlanta, Joorjiya Cariga Maraykanka.
Quick Facts Nooca, Soosaare ...
Nooca | Cabitaan |
---|---|
Soosaare | Shirkada Koka-Kola |
Wadanka asalka | Maraykanka |
La soo bandhigay | Maajo 8, 1886; 137 sanadood ka hor (1886-05-08) |
Midab | Caramel E-150d |
Dhadhan | Kola |
Kala duwanansho |
|
Waxa la xidhiidha | Pepsi RC Cola Afri-Cola Postobón Inca Kola Kola Real Cavan Cola |
Website | www.coca-colacompany.com |
Close